Qoor Qoor oo hal arrin cadeeyay ka dib shirkii Dh/mareeb 2 & waqtiga kale ee..

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo khudbad ka jeediyay Shirka Magaalada Dhuusamareeb ayaa uga mahad celiyay Madaxda ka qeyb gashay Shirka sida ay ugu dul qaateen aaya ka talinta iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in Galmudug ay sharaf u tahay in madaxda dalka ka aqbaleyn gogosha at u dhigeen,isla markaana uu ku qanqcsan yahay in madaxda dadaashay kana soo baxeyn waajibaadkii Ummadda ka sugaysay.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay wada-hadallada sii socdaan,isla markaana shir kale la isugu imaan doono 15-ka Bisha soo socota ee Agoosto.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII