Qaar Kamid Ah Jilayaashii Ugu Caansanaayeen Bollywoodka Kuwooda Geeriyoodeen Sanadii 2018:

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Kulanti Wacan Aqristayaal Kuna Soo Dhawaada Barnaamij Gaar ah Kaa Oo Aan Ku Eegi Doono Haduu Rabi Idmo Xidigihii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Kasoo Shaqeeyay Fanka Hindiya Ee Geeriyooday.

Barnaamijkaan Waa Mid Aanu Kusoo Qaadan Doono Sanad Waliba Jilaayaashii Ugu Caansanaa Ee Fanka Hindiya Ka Baxay Kuwaa Oo Saameen Balaaran Ku Lahaa Jilista Filimada Iyagoo Mid Waliba Lagu Tixgalin jiray Doorar Kala Gadisan Oo Looga Bartay.

Haddaba Hoos Kaga Boggo Jilaayaashii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Sanadkii 2018 Geeriyooday Maantana Aan Dunida Ku Nooleen.

Sridevi – 24 February 2018

Sujatha Kumar – 19 August 2018

Rita Bhaduri – 2018

Arjun Hingorani – 5 May 2018

Nargis Rabadi aka Shammi – 6 March 2018

Narendra Jha – 29 April 2018

Ava Mukherjee – 15 January 2018

Srivallabh Vyas – 7 January 2018

Raj Kishore – April 2018

Waa Kee Jilaagii Lama Filaanka Kugu Noqday Geeridiisii Sanadkaan Ee Aan Kor Kusoo Xusnay


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII