Qaar Kamid Ah Jilayaashii Ugu Caansanaayeen Bollywoodka Kuwooda Geeriyoodeen Sanadii 2014:

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Kulanti Wacan Aqristayaal Kuna Soo Dhawaada Barnaamij Gaar ah Kaa Oo Aan Ku Eegi Doono Haduu Rabi Idmo Xidigihii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Kasoo Shaqeeyay Fanka Hindiya Ee Geeriyooday.

Barnaamijkaan Waa Mid Aanu Kusoo Qaadan Doono Sanad Waliba Jilaayaashii Ugu Caansanaa Ee Fanka Hindiya Ka Baxay Kuwaa Oo Saameen Balaaran Ku Lahaa Jilista Filimada Iyagoo Mid Waliba Lagu Tixgalin jiray Doorar Kala Gadisan Oo Looga Bartay.

Haddaba Hoos Kaga Boggo Jilaayaashii Bollywood-ka Ugu Caansanaa Ee Sanadkii 2014 Geeriyooday Maantana Aan Dunida Ku Nooleen.

Deven Verma 2014

Ravi Chopra – 12 November 2014

Zohra Sehgal – 10 July 2014

Nanda – 25 March 2014

Suchitra Sen – 17 January 2014

Sudhir – 2014

Sadashiv Amrapurkar – 3 November 2014

Waa Kee Jilaagii Lama Filaanka Kugu Noqday Geeridiisii Sanadkaan Ee Aan Kor Kusoo Xusnay


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII