Priyanka Chopra oo sheegtay in aabaheed ka mamnuucay labiska dhabta ku ah daaqadaha qolkeedana shabaq ku xiray isagoo diidanaa….

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Atariishada Priyanka Chopra haatan waa mid kamid ah atariishooyinka ugu caansan aduunka balse kahor inta aysan caan noqonin marxalado kala duwan ayay soo martay.

Priyanka Chopra ayaa sheegtay in iyadoo 12 jir ah ay USA u aaday waxbarasho waxayna soo laabatay iyadoo 16 jir ah.

Priyanka ayaa sheegtay in markii ay soo laabatay ay xiran jirtay labis aad u gaaban misna jirkeeda ku dhagan taasoo sababtay in dhalinta xaafada usoo haasaawo tagaan hase yeeshee waxay sheegtay in aabaheeda uu ka mamnuucay labiska soo jiidashada leh.

Priyanka ayaa sidoo kale sheegtay in xitaa daaqadaha qolkeeda yu shabaq ku xiray taxadar uu iyada ka qabo darteed.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII