Paul Merson oo Shaaca ka qaaday Saadaashiisa Kulamada Premier league Maanta iyo Kooxaha badinaya

Photo/SkySports

Saacado kadib maant waxaa la ciyaarayaa Kulamo ka tirsan Horyaalka Premier league iyadoo Kooxda Manchester United ay Garoonkeeda ku soo dhaweeneyso Newcastle United.

Saxafiga Paul Merson ayaa saadaashiisa ku Cabiray Kulamada La Ciyaarayo maanta iyo Kooxaha gaaraya guulahooda.

Paul Merson ayaa sheegay in Kulanka Chelsea iyo Aston Villa ay Kooxda Chelsea ku badineyso 3-1.

Kooxda Xaalka ku Xunyahay ee Arsenal oo la Ciyaareyso Norwich City ayuu Qabiirkan sheegay in ay ku badineyso 4-0 kuna children bixidoonto Kulankan.

Ciyaarta la wada sugayo ee Manchester United iyo Newcastle United ayaa sidoo kale saadaal ka Bixiyay isagoo sheegay in Manchester United ay guul ka gaaridoonto kooxda Newcastle United ciyaar ku dhamaandooto 3-0.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com