Naqshad Caalami Ah Oo Muqdisho Loo dhisayo Haduu Madaxweyne Noqdo…

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Qorshaha Caasimadda Muqdisho oo la magac baxay Smart City ayuu hirgalin doonaa Shariif Sheekh Axmed waa haddii uu noqdo madaxweynaha cusub ee Somaliya.

Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu rajo ka qabaa in Caasimada sidaas u qurxiyo.

Sawirada hoose waa Qaar kamid ah nashqadaha lala rabo caasimadda hadii uu dib u soo laabto Shariif Sheekh Axmed.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII