MW Farmaajo oo damacsan in shirka dhuusamareeb uu ku bahdilo RW Khayre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Xogo Hoose oo ay heshay Muqdisho Online ayaa sheegayaa in Madaxweyne Farmaajo uu damacsan yahay inuu bahdilaad & maqaam hoos u dhigis  ku sameeyn doono  Raisal Wasaare Khayre marka uu furmo shirka wadatashiga dhuusamareeb 2020.

Xogta Soogartay Muqdisho Online ayaa intaas ku dareeysa in Shirka uu kasoo qeyb gali doono Raisal Wasaare Kuxigeenka Dalka Mahdi Mohamed Guuleed wuxuuna ka jeedin doona qudbad taaso muujineysa in Xukuumada JFS uusan wakiil ka aheyn RW Khayre , Hadii loobahan yahay matalaad Gobolada waqooyi waxaa matali kari Gudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS..

Raisal Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa lafilayaa inuu isbarbar taago Madaxweyne Farmaajo Maadama dhamaan Madaxda Dowlad Goboleedyada & RW Khayre ay isku fikir ka yihiin nooca doorashada ee laqaban doono 2020 / 2021.

lama ogo in RW Khayre oo lagu bartay shaqsi ilaaliya  Heykalkiisa Madaxtinimo sida uu uga falcelin doono RW kuxigeenkiisa oo lala simayo iyadoo laxasuusto hada ka hor in uu u adkeesan wayayRW Khayre  asagoo qudbadeenayo askari hoos uhadlayo kuna amray askarigaas inuu ka dhax baxo ciidanka hadii uusan dhageesan karin marki ay hadlayaan Madaxda Qaranka  .

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post MW Farmaajo oo damacsan in shirka dhuusamareeb uu ku bahdilo RW Khayre appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII