MW Farmaajo oo beesha habargidir hishiis hoosaad lagashay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Xog si hoose u heshay muqdisho online ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu hishiis hoose lagalay Beesha Habar Gidir .

Xogta ay heshay muqdisho online ayaa xaqiijineysa in Raisal Wasaaraha cusub laga soo dhax xulan doono Beesha Habar gidir sida ay isku afgareen labada dhinac .

Masuuliyiinta lafilaayo in lagu badalo Khayre ayaa ah.

  1. Siyaasi Abdikariin Xuseen Guuleed.
  2. Siyaasi Ahmed Moallin Fiqi.

laba oga in labadaan masuul midkood noqonaayo maadama Gudoomiyaha Habar Gidir Prof Shirwac uuso jeediyay labadaas masuul mid kood inuu doorto Madaxweyne Farmaajo . Balse waxaa suura gal ah qof aan labadaas aheyn in laga dhigo oo isla beesha ah.

Beesha Habar Gidir ayaa u balan qaaday Madaxweyne Farmaajo in ay kala shaqeyneyso mudo kordhinta labada sano ee so socota.

 

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post MW Farmaajo oo beesha habargidir hishiis hoosaad lagashay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII