MW Farmaajo maka faaideysan doona fursada dahabiga ah?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Farmaajo oo alaaba lagu bartay Siyaasad qarbudaad, isku diris qabiilo, weerar lagu fuliyo siyaasiin & dhiig ladaadiyo iyadoo kuraas laraadinayo maka faaiideeysan doona fursada dahabiga ee soo martay waqti mudo xileedkiisu gabaabsi sii yahay.

Shirka wadatashiga dhuusamareeb ayaa ah fursad weyn ee uu madaxweyne farmaajo ka faaideysan karo waa hadii uu joojiyo isku dayadiisa fashilinta shirka sida xujooyinka aanan sharciga ku fadhin ee uu wato.

Madaxweyne Farmaajo ayaa xoog & xeeladba ku raadinayo mudo kordhin labo sano ah , arrintaas oo marnaba u suuragaleynin ineey u hirgasho,  suurta galna ka dhigi kartaa in uu dalka dib ugu noqdo dagaal sokeeye .

Hadii shirka uu kusoo dhamaado si wada ogol ah oo Maamul Goboleedyada , Saamileeda Siyaasadeed & Dowlada Fadaraalka soomaaliya ku hishiiyaan nooca doorasho ee dalka ka dhaceeyso 2020 / 2021 Madaxweyne Farmaajo waxeey unoqoneeysaa guul siyaasadeed uu gaaray lkn hadii uu fashiliyo shirkaa isla markaasna uu sameeysto mudo kordhin sharci daro ah wuxuu dalka ka baxayaa asagoo sharaf laawe ah , hadii uu dhinto & hadii uu noolyahayna taariikhda waxeey ku xusi doona in uu masuul ka ahaa burburka kuyimaada Dowladnimada Soomaaliya .

WQ/ Mohamed M  Elmi.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post MW Farmaajo maka faaideysan doona fursada dahabiga ah? appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII