mucjisada Jaadu miyay qayb ka tahay Kirsh qaybtiisa Afaraaad bal ha inooga jawaaban Hrithik iyo aabihiisa Rajesh roshan

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Rakesh Roshan wuxuu daawadayaasha ku soo jiitay filimkiisa cajiibka  ah Koi Mil Gaya oo ay wada  jilayaan Hrithik Roshan , Preity Zinta iyo Rekha . Ka sokow waxqabadka Hrithik  waxaa filimka qayb lixaad ak ka qaatay bahalka dad badanaa u yaqaanan Jadoo ee filimka ayaa daawadayaasha aad ugu bartayn filimma

waxaana jaadu lagu xasuusta filimkan marma uu kasoo baxayo dhulka sidoo klena siinayo Hrithik awood heer sare ah Rohit (Hrithik) kaasoo markii dambe u gudbinayo wiilkiisa Krishna qaybta labaad ee filimka Krrish (oo sidoo kale doorkas u jilayay Hrithik) sannadkii 2006,

daawadayaasha ayaa ka xumaaya inay fiilimkan ku arki waayen Jaadu waxaana filimkas Krrish kasoo muuqdayn Hrithik, Priyanka Chopra , Naseeruddin Shah iyo Rekha oo ahaa taxanaha Koi … Mil Gaya qaybtiisa Laakiin Jadoo laguma arag Krrish sidoo kena Krrish 3 oo taxane u ahaa Krrish.

hadda maanta waxan daawadayaasha Hrithik iyo filimkan u haya war farxad leh maadaama hogaamiyaha filimkan Hrithik iyo aabihiisa Rakesh roshan kaaso ah Directorka filimkan waxaana labadan shaqsi ay shaaciyeen inay dib usoo celin doona doorka Jaadu taxanahan qaybtiisa afaraad kaaso lagu wado inuu duubis lagu bilaabo bilowga sanadkan dambe

inkastoo warkan aysna xaqiin iyaga laakiin waxaa laga skk xigtay dad aad ugu dhow qoyska roshan waana arrin kor u qaadi doonta xiisaha filimkan qaybtiisa afaraad kaaso la hubo inuu noqon doona blockbuster weyn halka arin ee filimkan dib u dhigaya ayaa ah insn weli la xaqiin atariishada Priyanka Chopra inay qaybt ka tahay mashruucan maadaama ay hore qayb ugu ahayd labadiisa qayboof ee dambe


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII