“Chelsea waa koox lagu dhisayo dhalinyaro, waa koox cusub, heysata tababare yar, waa qorshe weyn oo ay tahay in laga qeyb noqdo, marka loo eego sida uu Timo u yaryahay”

“In weeraryahan weyn laga noqdo koox weyn sida Chelsea, waa booska ugu fiican, wuuxuu ku yeelan karaa saameyn ka badan intii uu Liverpool ku yeelan lahaa”

Michael Ballack wuxuu horyaal kula guuleystay Chelsea fasalkii 2009-2010, sidoo kale laba jeer ayuu League Cup la qaaday wakhtigiisa Stamford Bridge.