Messi ayaa jabiyey rikoorkii Pele ee goolasha ugu badan ee caalami ah oo uu dhaliyey qof u dhashay Koonfurta Ameerika

79 gool oo uu u dhaliyay Lionel Messi ayaa la micno ah inuu jabiyey rikoorkii Pele!

Goolasha ugu badan ee ay dhaliyeen xidigaha koonfurta Ameerika taariikhda kubbadda cagta ee caalamiga ah. 

Labada Xidig ee Ronaldo iyo Messi ayaa iskugu faana gool jabinta Rikooro Caalami ah oo ay mudo dheer heesteen xidigo kale.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com