Maxkamadda ICJ oo faahfaahin cusub kasoo saartay dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

Dadka daneynaya ka qeybgalka dhegeysiga kiiska ayaa heysta ilaa 24ka Bisha October, iyadoo wixii ka dambeeyanaya aan codsigooda la aqbali doonin.

Maxkamadda waxaa ay dhegeysiga billaabi dontae Isniin 4-ta November waxaana maalintaas iska leh Soomaaliya oo hadli doonta 10:00AM ilaa 1:00PM iyo 3:00PM ilaa 4:30PM Galabnimo

Dhinaca kale maalinta Arbacada ,waxaana ay Kenya hadli doontaa 10:00AM ilaa 1:00PM iyo 3:00PM ilaa 4:30PM Galabnimo.

Maalinta 2aad ee Soomaali ahna maalinta 3aad ee dhegeysiga ayaa ku beegan Khamiis 7da Bisha November, waxaana uu dhegeysiga Soomaaliya soconayaa 3:00PM ilaa 4:00PM galabnimo.

Maalinta 2aad ee Kenya ahna maalinta ugu dambeysa dhegeysiga kiiska ee 4aad waa Jimco 8dda November waxaana ay Kenya hadleysaa 3:00PM ilaa 4:00PM galabnimo.

HALKAN KA AKHRISO FAAHFAAHINTA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here