Maxay Kawada Hadleen Ra’iisal Wasaare Kheyre & Safiirka Midowga Yurub?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.

Kulanka ayaa looga hadlay qabsoomidda doorashada heer qaran, dibu-u-habeynta amniga iyo dhammeystirka qorshaha deyn cafinta.

Waxa Kulankaan sidoo kale looga hadlay Arimaha Amniga sidii looga sii shaqeyn lahaa.

Midowga Yurub ayaa taageero dhinacyo kala duwan ah Siiya Dawlada Soomaaliya,iyadoo Tasiilaadka iyo Tababarka ciidamada ugu muhiimsan yihiin waxay Soomaaliya ka qabtaan.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII