Maxaadan Ogeyn Oo Kasoo Kordhay Ariamaha Dekada Muqdisho?

Sida ay Warkii.Com Xog ku heshay Isbadel ayaa ku dhacay Hogaanka Maamulka Dekada Magaalada Muqdisho.

Qeybta Kastamka,Dhinaca Maareeyaha,Kuxigeenka iyo Xubnaha muhiimka ah.

Shakhsiyaad ku dhaw Xubno xilka loo magacaabay waxay Warkii.Com usheegeen in ay ku jirto Haweeneey dadka la magacaabay.

Waxaana Dawlada ay sheegtay in Isbadelkaan uu ku yimid kadib markii loo baahday Howsha socotay in lasii dar dar geliyo.

Dekada Xamar waxaa maamulka guud haya Shirkada Albeyrak Ee Turkida,waxaase Shaqada fulinta iska leh Dawlada Soomaaliya.

Waa mid ka mid ah Ilaha Dhaqaale Ee Dawlada kasoo galo Muqdisho,waxaana maraakiibta Shixdaha keena ay Canshuur badan ka qaadaa Dawlada Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here