Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee golaha shacabka?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Xildhibanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa, kaas oo ka dhaca xarunta dhexe ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka maanta ee Xildhibnada golaha shacabka ayaa ah inay ka doodaan sharciga Xisbiyada Siyaasadda dalka.

Xildhibanada ayaa xalay lagu wargaliyey in ay soo xaadiraan kulankaan oo maalmihii dambe looga doodayey sharciga Xisbiyada Siyaasadda dalka.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII