Mario Mandzukic oo ka fariistay kubadda cagta isagoo 35 jir ah

Mario Mandzukic ayaa ka fariistay kubadda cagta isagoo 35 jir ah. Xiddiga reer Croatia ayaa u ciyaari jiray kooxaha Bayern, Atletico, Juventus, Milan, iyo kooxo kale oo badan.

Fariinta ku saabaan in uu Ciyaaraha ka fariistay ayuu soo mariyay dhanka baraha bulshada.

Xidigan ayaa aad loogu Xasuustaa dhanka Weerarka iyo kubadiisa ku dhisan Dagaalka.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here