Manchester United oo ku dhawaaqay Liiska Xidigaha ka hortagaya Newcastale United, Ronaldo oo ku jira

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa shax adag kala hortegay Newcastle isagoo aan liiska kusoo darin weeraryahankii lambarka looga saaray Ronaldo ee Edinson Cavani oo aan beddelka iyo kuwa kusoo bilowday midna ku jirin.

Waxa kale oo maqan laacibiin ay ka mid yihiin Marcus Rashford, Dean Henderson iyo Alex Telles oo dhaawacyo qaba.

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa kusoo bilowday afka hore ee weerarka, waxaanay iskaashanayaan Mason Greenwood iyo Jadon Sancho.

Khadka dhexe ayay wada taagan yihiin Bruno Fernandes, Paul Pogba iyo Nemanja Matic, halka difaaca dhexena ay kusoo bilowdeen Raphael Varane iyo Harry Maguire, kaydkana loo diray Victor Lindelof.

Shaxaha rasmiga ah ee labada kooxood

Manchester United XI: De Gea, Wan-Bissaka, Varane, Maguire, Shaw, Matic, Fernandes, Pogba, Sancho, Greenwood, Ronaldo.

Kaydka: Heaton, Bailly, Mata, Lingard, Dalot, Van de Beek, Fred, Lindelof, Martial

Newcastle United XI: Woodman, Clark, Lascelles, Hayden, Manquillo, Ritchie, Longstaff, Willock, Almiron, Joelinton, Saint-Maximin

Kaydka:: Darlow, Schar, Lewis, Hendrick, Krafth, Gayle, Schar, Fernandez, Murphy, White

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com