Manchester City oo bar-baro 0-0 kala kulantay kooxda Southampton, Horyaalka Premier League-ga

kooxda Manchester City ayaa bar-baro kala kulantay kooxa Southampton kulan ka tirsan Horyaalka premier league-ga oo ka dhacay Garoonka Etihad Staduim.

City iyo Southampton midkoodna uma suura galin inay shabaqa soo taabtaan labada qeybta ee ciyaarta iyagoo abuuray kubado loo filan karay goolal.

Man City ayaa hada kulankooda labaad lumiyay dhibco marka la eego kulankii Tottenham oo guul daro kasoo gaartay bilowga horyaalka.

Bar-baraha ay gashay man city ayaa ka dhigan in ay gasho booska labaad ee horyaalka halka Liverpool ay hogaamineyso horyaalka.

Shaxda Macquulka

Man City XI: Fernandinho, Walker, Gundogan, Sterling, Cancelo, Ake, Ederson, Grealish, Ruben Dias, Bernardo, Jesus

Subs: Carson, De Bruyne, Mahrez, Ferran Torres, Foden, C. Palmer, J. Wilson-Esbrand, Luke Mbete-Tabu, R. Lavia

Southampton XI: McCarthy, Romeu, Redmond, Stephens, M. Elyounoussi, Ward-Prowse, Bednarek, A. Armstrong, Adams, Walker-Peters, V. Livramento

Subs: F. Forster, Perraud, Lyanco, Valery, N. Tella, Djenepo, I. Diallo, Mohammed Salisu, A. Broja

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com