Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyay guddiga farsamada dhismaha Galmudug

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha maamul gobaleedka  Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa  sheegay in uu soo dhaweynayo Magacaabista guddigaan,isla markaana uu qeyb ka ahaa dhisida Guddiga farsamada Maamul u dhisida Galmudug, isaga oo baaq u diray guddiga Cusub iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Akhriso qoraalka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here