Madaxweyne Waare Muxuu Siiyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Beledweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Beledweyne,si wax looga qabto fatahadda magaalada beledweyne kusoo noq-noqata. Wasiirro kamid ah dowlad goboleedka hirshabelle guddoomiyaha gobolka hiiraan guddiga gurmadka fatahaadda beledweyne iyo qeybaha bulshada ayaa munaasabadda daah-furka kasoo qeyb galay.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII