Madaxweyne Farmaajo oo raba inuu si dag dag u magacabo Raisal Wasaare Cusub

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya uu kasocdo shirar uu la qaadanayo Madaxweyne Farmaajo beelaha Hiraab asagoo ka gadaayo Raisal Wasaaraha cusub ee badali lahaa RW khayre.

Madaxweyne Farmaajo ayaa damacsan in uu si dag dag ah usoo magacabo Raisal Wasaare cusub si uu awood ugu adeegsado hadii RW khayre ka horyimaado xilka qaadistii lagu sameeyay.

Lama ogo in Madaxweyne Farmaajo shaqsiga saxda ah ee uu rabo inuu Raisal Wasaare ka dhigo lkn hadal heeynta ayaa ah Siyaasi Ahmed Moallin Fiqi & Abdikariin Xuseen Guleed midkood inuu ka dhigaayo Raisal Wasaaraha cusub.

balse waxaa laga yaaba in qof kale uu ka dhigo oo isla beesha habar gidir ah maadama uu dhuusamareeb hishiis hoosaad kula soo saxiixday .

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Madaxweyne Farmaajo oo raba inuu si dag dag u magacabo Raisal Wasaare Cusub appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII