Madaxweyne Dani oo soo gaaray Caasimada Galmudug

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug halkaas oo si heer sare ah loogusoo dhaweeyay.

Siciid Cabddullaahi Deni Madaxweynaha Puntland waxaa garoonka uga hor tegay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyada oo loo gudbiyay xarunta xarunta madaxtooyada Galmudug.

Wefdi hordhac u ah madaxweynaha madaxweynaha Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuusamareeb oo ay ku jiraan ilaaladiisa gaarka ah oo xalay gaaray halkaas si ay amnigiisa u xaqiijiyaan.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Madaxweyne Dani oo soo gaaray Caasimada Galmudug appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII