Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Oo ku Wajahan Magaalada Cadaado

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa kusii jeedda Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Labada madaxweyne Qoorqoor iyo Deni ayaa mudo kooban joogi doona Cadaado waxayna u sii gudbi doonaan magaalada Gaalkacyo halkaas oo u jeedka safarkoodu yahay

Madaxweynaha Puntland ayaa safar dhanka dhulka ah ku gaari doonna Magaalada Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka furmi doona Shirar looga hadlaayo Xaaladda gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu waddaa in uu bulshada Gaalkacyo kala hadlo arimaha dhismaha Golaha degaanka oo maalmihii lasoo dhaafay buuq badan ka jiray.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Oo ku Wajahan Magaalada Cadaado appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII