Madaxweynaha Puntland oo Amarro dul dhigay Saraakiisha iyo Madax kale ee Puntland

Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Puntland ayaa shalay waxaa ay yeesheen kulankoodii caadiga ahaa ee Khamiislaha, iyada oo kulanka looga hadlay qodobo dhowr ah oo uu ugu horeeyo sugidda Ammaanka deegaannada hoos yimaada maamulkaasi Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulanka ka hadlay  waxana uu ku amray,Golaha Wasiirada, Saraakiisha Ciidamada, guddoomiyeyaasha Heer Gobol iyo Heer degmo in muhiimada koowaad la siiyo sugida Amniga Caasimada Garowe iyo deegaannada kale ee Puntland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here