Madaxweynaha Jubaland oo soo gaaray warkii.com Galmudug ee dhuusamareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayay ayaa goordhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug halkaas oo si weyn loogusoo dhaweeyay.

Markii uu kasoo degay garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo xubno labada gole ee maamulkaas ka tirsan.

Wefdi hordhac u ah madaxweynaha Jubbaland ayaa saakay gaaray Dhuusamareeb,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda uu ka furmo shirka u dhaxeeya maamul gobaleedyada.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Madaxweynaha Jubaland oo soo gaaray warkii.com Galmudug ee dhuusamareeb appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII