Madaxtooyo Uu Dhisay Marxuum Siyaad Barre Oo Dib Loo furayo

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxtooyada Humbaale oo ahayd Madaxtooyadii ay dhistay Dawladii kacaanka Ee Marxuum Siyaad Barre Hogaaminayey, ayuu dhagax dhigay Maamulka Garbahaareey.

Gudoomiyaha Magaalaadaasi Xasan Yare ayaa sheegay in dib u dayactir cusub loogu sameyn doona.

“Dhagaxturkii Garbahaareey, Dhagax dhis ayaa lagu badalay Allaha unaxariisto Daawo, ku duceysta kuwaan kuwa xigo kuwa degaanka hormariyo inuu alle inkaga dhigo,maamulka degmada ayaa Gudoomiyaheeda sheegay”


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII