Madasha Xisbiyada Qaran oo ka falceliyay go’aankii BJFS xilka uga qaaday RW/hore Kheyre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
196 days
05 hours
01 minutes
13 seconds

War kasoo baxay Madasha Xisbiyada qaran waxaa ay kaga falceliyeen go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS kalsoonida kala laabteen maanta Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Madasha ayaa tallaabadaas ku tilmaamtay mid lagu carqaladeynayo Shirka Magaalada Dhuusamareeb 22-kii bishaan July 2020-ka ay ku yeesheen Madaxda Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Qoraalka Madasha ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxa ay si gaar ah ku dhaliileen in uusan diyaar u ahayn ilaalinta Dastuurka dalka, heshiisyada siyaasadeed, wadajirka iyo xasiloonida dalka sida hadalka loo dhigay.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Madasha Xisbiyada Qaran oo ka falceliyay go’aankii BJFS xilka uga qaaday RW/hore Kheyre appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII