Madasha Xisbiyad Qaran oo cadeeyay mowqifkooda xil ka qaadista RW Kheyre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa guud ahaan iska diiday qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka Xasan Cali Kheyre iyo xukuumaddiisa.

Madasha ayaa ku tilmaamay qorshahaasi mid lagu carqaladeynaayo hanaanka doorashooyinka dalka, islamarkaana lagu sameynayo Muddo kororsi.

Waxa ay Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeysay in uu hormuud ka ahaa khalaasaha Siyaasadeed ee dalku wajahay.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII