Liiska: 5-ta Kulan ee laga daawanayo Champions League Todobaadkan kuwaasi oo ugu xiisaha badan

Horyaalka Yurub ee Champions league ayaa bilaabanaya dhamaaka Todobbaadkan iyadoo kooxaha Waaweyn oo isku guruub ah ay kulmidoonaan.

Waxaa jira shan kulan ee ugu  xiisaha badan kuwaasi oo ah kuwa ugu daawashada badan dunida Caalamka.

Inter Milan ayaa garooneeda kula ciyaareysa kooxda Real Madrid halka Liverpool ay soo dhaweeneyso kooxda Ac Milan, Kooxda Barcelona ayaa dhankeeda la ciyaareysa kooxda Reer Germany ee Bayern Munch.

#5 Club Brugge vs Paris Saint-Germain

#4 Manchester City vs RB Leipzig

#3 Liverpool vs AC Milan

#2 Inter Milan vs Real Madrid

#1 Barcelona vs Bayern Munich

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com