Layaabka Ciyaaro: Mo Salah oo 150 ku Qaatay 4 Jaale 3 kamid waxa uu ku helay Sabab layaab ah

Xidiga Mo Salah ayaa loo diiwaan galiyay Qaadashada 4 Jaale 150 Kulan oo uu Ciyaaray Xidigan Laf dhabarka u ah Kooxda.

3 kamid ah Afarta Jaalle waxa uu ku qaatay Bixinta Funaanadiisa Marka uu dhaliyo Gool isla markana uu u Dabaal-dagayo.

Salah ayaa kamid ah Xidigaha Muhiimka u ah Kooxda inkastoo aanan loo kordhin heshiiskiisa Madama uu doonayo Mushaharkordhin.

Kooxda ayaa wadahadalo la leh wakiilka Xidigan si xidigan uu Heshiis kordhin u sameeyo.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com