Kulankii Ra’iisal Wasaare Kheyre Maanta Dh/mareeb Kula Yeeshay…

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Bulshada Rayidka ah kala hadlay ka qeyb qaadashada dadaallada loogu jiro qabashada doorasho xasliloon oo bulshadu u dhantahay.

Kulankaan ayaa qeyb ka ah kulamo lagu xoojinayo Doorka Bulshada laga talo gelinayo nuuca Doorasho ee dalka ka dhici karto.

Afkaartooda ayuu dhageystay Mudane Xasan Cali Kheyre,islamarkaana la sheegay in Xukuumada ay ku faraxsan tahay kulanka Bulshada Rayidka dhexmaray.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII