Kulankii Aqalka sare oo baaqday

Waxaa guud ahaan baaqday kulankii aqalka sare ee maanta kaa oo uu ku hortagi lahaa Wasiirka wasaaradda maalyadda xukuumadda soomaaliya si Su’aalo looga waydiyo qodobada sharciga Canshuuraha Furdooyinka oo aqrintiisa labaad ay marsiin lahaayeen sanetarada aqalka sare.

Wasiirka Maalyadda Cabdiraxmaan Ducaale bayle ayaa ubaaqday sabab laxariirta in uu hortagayo xildhibaanada golaha shacabka oo iyagana aqrinta sadexaad marsiinaya shaeciga xisaab xerka miisaaniyadda qaranka ee 2019.

Wada shaqayn la’anta labada aqal ee baarlamaanka ayaa sabab u ah in lakala mareen waayo waqtiyada shaqada labada gole.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here