Kulamo ka socda Dhuusamareeb iyo shirka oo maanta furmaya.

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Magaalada Dhuusamareeb ayaa  waxaa Saacadihii u dambeeyay ka dhacay kulamo  gooni gooni ah oo yeesheen hoggaamiyaasha dowlad goboleedyada ka jira dalka.

Kulamo gaar-gaar ah oo u socda Madaxda Galmudug ee Dhuusomareeb ayaa la looga hadlayaa arrimaha Shirka Maanta la filayo in uu u bilowdo magaalada Dhuusamareeb.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa kulankooda uga hadli doonna arrimo badan oo ay kamid yihiin wada shaqaynta maamulada,doorashooyinka iyadoo Dowladda Soomaaliya ay shalay cadeysay Mowqifkeeda ku aadan doorashadda Soomaaliya ee 2021.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa ah kulankii ugu horeeyay oo ay yeesheen kadib 2018 oo ay yeesheen kulankoodii ugu dambeeyay.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Kulamo ka socda Dhuusamareeb iyo shirka oo maanta furmaya. appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII