Kooxda Inter Milan oo Qorsheeneysa in ay lasoo wareegto Tolisso

Inter ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo garabka Bayern Munich Corentin Tolisso – sida laga soo xigtay Tuttosport .

Nerazzurri ayaa dooneysa inay si xor ah kula soo saxiixato 27 jirkaan marka qandaraaskiisa haatan ee Allianz Arena uu dhaco xagaaga soo aadan.

Tolisso ayaa xor u ahaan doona inay Inter kala xaajooto heshiis hordhac ah marka suuqa kala iibsiga jiilaalka furmo bisha Janaayo.

inter milan ayaa suuqa ugu jirta sidii ay u soo qaadan laheyd xidigo muhiim ah kadib markii ay ka tageen qaar kamid ah xidiga kooxda laf dhabarta u ahaa.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here