Koofur galbeed oo lagu eedeeyay in ay si qaldan u wadaan maamul u sameynta Ceel barde

Qaar kamid ah dadka degmada Ceel barde ee Koofur Galbeed ayaa waxay maamulka Koofur Galbeed ku eedeyeen in uu meel qaldan marsiinayo dhisitaanka golaha deegaanka ee degmada Ceel barde ee goblka Bakool.

Kulamo isdaba joog ah oo maalmihii ugu dambeeyay ay la haayeen qaar ka mid ah odayaasha degmada iyo saraakiil ka tirsan Koofur Galbeed ayaa lagu waramayaa in natiijo la’aan ku soo dhamaadeen.

Nabadoon Gaabow Axmed Odi oo ka mid ah bulshada Ceel barde ayaa Warkii Online u sheegay in loo baahan yahay xal deg deg ah oo loo helo khilaafka jira ee saameeyay maamul u dhisidda degmadaasi.

Halkan ka dhageyso codka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here