KASHIFAAD: Villa Soomaaliya oo wada qorshe lagu ilko tirayo Ahlu Sunna

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dardargelisay qorshe balaaran oo ay ku ilko tireyso ururka Ahlu Sunna Waljameeca.

Qorshahaas oo meel gabagabo ah maraya ayaa waxa uu yahay in ay la wareegto dhamaan xubnaha urur diimeedkaas.

Wararka ayaa sheegaya in qorshahaan si gaar ah loogu beegsan doono Macalin Maxamuud oo liddi ku ah Villa Soomaaliya.

Dagaalameyaasha Ahlu Sunna ayaa haatan waxaa lagu qiyaasayaa in ka badan 500 xubnood, kuwaas oo hubeysan.

Talaabaddan ayaa kusoo aadeysa xili Nabad iyo Nolol ay dooneyso in ay natiijo fiican ka hesho doorashadda maamulka Galmudug.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here