Kala Sareynta Horyaalka Serie A, iyo Xidiga Hogaaminaya gool dhalinta

Horyaalka Taliyaaniga ee Serie A oo kamid ah Horyaalada la ciyaaray todobaadkan waxaa ku dhacay isbadal dhanka kala horeynta horyaaalka.

Kooxda Juventus ayaa todobaadkan taako kala kulantay kooxda Napoli markii lagu dubtay 2-1 waxana xusid mudan in kooxaha kale sida Inter Milan, Ac Milan ay guulo gaareen.

Kooxda Roma ayaa dhankeeda Fariin dirtay todobaadkan iyadoo gaartay guul kulan ay ku dhacday kooxda Assoula.

Sidee loo kala horeeyaa Horyaalka Serie A

# Team name P W D L F A GD PTS
1 Roma 3 3 0 0 9 2 7 9
2 AC Milan 3 3 0 0 7 1 6 9
3 Napoli 3 3 0 0 6 2 4 9
4 Inter 3 2 1 0 9 3 6 7
5 Udinese 3 2 1 0 6 2 4 7
6 Lazio 3 2 0 1 9 4 5 6
7 Fiorentina 3 2 0 1 5 5 0 6
8 Bologna 2 1 1 0 3 2 1 4
9 Sassuolo 3 1 1 1 4 4 0 4
10 Atalanta 3 1 1 1 3 3 0 4
11 Torino 3 1 0 2 6 4 2 3
12 Empoli 3 1 0 2 3 5 -2 3
13 Genoa 3 1 0 2 4 8 -4 3
14 Venezia 3 1 0 2 2 6 -4 3
15 Sampdoria 3 0 2 1 2 3 -1 2
16 Juventus 3 0 1 2 3 5 -2 1
17 Cagliari 3 0 1 2 5 9 -4 1
18 Spezia 3 0 1 2 3 9 -6 1
19 Verona 2 0 0 2 3 6 -3 0
20 Salernitana 3 0 0 3 2 11 -9 0

Dhanka kale Gool dhalinta Horyaalka Taliyaaniga ayaa isna waxaa laga dareemay isbadal Cusub Xidiga Ciro Immobile oo ka tirsan kooxda Lazio ayaa hogaaminaya isagoo leh 4 goll waana ku soo xiga Dusan Vlahovic oo Fiotentina oo heesta 3 gool.

Liiska 5 Xidig ee gool dhalinta ugu horeysa

# Player Team Age Nationality Goals
1. Ciro Immobile Lazio 31 Italy 4
2. Dusan Vlahovic Fiorentina 21 Serbia 3
João Pedro Cagliari 29 Brazil 3
Jordan Veretout Roma 28 France 3
5. Filip Djuricic Sassuolo 29 Serbia 2

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com