Kala Sareynta Horyaalka Premier League-ga, iyo Xidiga Hogaaminaya gool dhalinta

todobaadkan waxaa soo dhamaaday horyaalka Premier league iyadoo kooxaha waaweyn oo idil ay gaareen guulo muhiim ah.

Kooxda Man United oo dib u soo celisay Ronaldo ayaa hogaanka heysa waxana si lamid ah hogaanka la haya kooxda Chelsea oo sanadkan lasoo wareegtay gool dhaliyaha Reer Beljim ee Lukaku.

inkastoo bilow yuu yahay Horyaalka hadana waxaa durba kooxaha ay bilaabeen in ay kaalmaha sii xajistaan.

Liiska sida loo kala horeeyo

# kooxaha P W D L F A GD PTS
1 Manchester United 4 3 1 0 11 3 8 10
2 Chelsea 4 3 1 0 9 1 8 10
3 Liverpool 4 3 1 0 9 1 8 10
4 Manchester City 4 3 0 1 11 1 10 9
5 Brighton & Hove Albion 4 3 0 1 5 3 2 9
6 Tottenham Hotspur 4 3 0 1 3 3 0 9
7 West Ham United 4 2 2 0 10 5 5 8
8 Everton 3 2 1 0 7 3 4 7
9 Leicester City 4 2 0 2 4 6 -2 6
10 Brentford 4 1 2 1 3 2 1 5

Dhanka kale Gool dhalinta Horyaalka ayaa mar kale xiiso leh iyadoo Ronaldo uu durba soo galay booska 7aad halkaasi oo xidigo badan ay kula jiraan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com