Kala Sareynta Horyaalka Premier League ee Todobaadka 6aad, iyo Xidiga Hogaaminaya Gool dhalinta

Photo REUTERS/Mike Egerton

Todobaadkan 6aad ee Horyaalka Premeira ayaa la ciyaaray iyadoo isbadal xoogan uu ku dhacay horyaalka madama guul daro dhabarka loo saariyay kooxaha waaweyn.

Chelsea ayaa guul daro kala kulantay kooxda Manchester City halka Man united ay dhankeeda la kulantay guul daro kasoo gaartay Aston Villa.

Arsenal iyo Liverpool ayaa todobaadkan gaaray guulo muhiim ah.

Waxaan halkan ku eegeynaa sida loogu kala horeeyo Horyaalka.

1 Liverpool 6 4 2 0 11 14
2 Manchester City 6 4 1 1 11 13
3 Chelsea 6 4 1 1 10 13
4 Manchester United 6 4 1 1 8 13
5 Everton 6 4 1 1 5 13
6 Brighton 5 4 0 1 3 12
7 West Ham 6 3 2 1 5 11
8 Aston Villa 6 3 1 2 2 10
9 Brentford 6 2 3 1 3 9
10 Arsenal 6 3 0 3 -5 9
11 Tottenham 6 3 0 3 -5 9

dhanka kale gool dhalinta Horyaalka ayaa mareysa meel wanaagsan iyadoo todobaadka 6aad ay wali 3 xidig hogaaminayaan gaaldhalinta Ronaldo oo gool dhalin isbuucaan ayaa kaga jira booska 6aad waxana jira dhoor xidig oo kula jira.

Jamie Vardy 5 Gool

Michail Antonio 5 Gool

Mohamed Salah 5 Gool

Bruno Fernandes 4 Gool

Ismaila Sarr 4 Gool

Cristiano Ronaldo 3 Gool

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com