JilayaJilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Sanadii 2018: Deepika, Sonam, Priyanka (+Sawiro)

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Qof Waliba Oo Dunidanaa Ku Nool Maalin Buu Dhashaa Maalin Buu Aroosaa Isla Maalin Buuna Geeriyoon Sidaa Oo Eey jirto Hadane Kama Marno Calafka Oo Qof Waliba Aanan Iska Helin Waxaana Idiin Soo Gudbin Doonaa Maalin Waliba jilaayaashii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Aroosay Ama Guursadeen Sanada Kala Duwan Inagoo Min Sanad Kasta Soo Qaadan Doono.

Waxaa jiraan Ku Badan Oo Aadan Ogeen In Guursadeen Balse Ma Hore Ka Xurboobay Kalinimada Ama Iskaabul-nimada Madaama In Mudo Ah Eey Kali Ku ahaayeen Nolosha Iyagoo aanan Heesan Wax Lamaane ah Oo Eey Waqti Wada Qaataan.

Haddaba Hoos Ka Daalaco Xidigihii Ugu Caansanaa Bollywood-ka Ee Guursaday Sanadkii 2018

Sonam Kapoor Iyo Anand Ahuj

Neha Dhupia Iyo Angad Bedi

Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone

Kapil Sharma Iyo Ginni Chatrath

Priyanka Chopra Iyo Nick Jonas

Lamaanayaasha Iscalmaday Sanadkaan Nala Wadaag Lamaanaha Ugu Shidan Oo Aad Isleedahay Waa Kuwii Isku Haboonaa.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII