Jaceylkii Internet-ka Ay Soomaalida Qaar Ka Farxiyey Kadib Markii…

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waa Hubaal in waayihii dambe ay kordheen dadka Dunida isticmaala Baraha Bulshada,ha noqoto,,Whatsapp,Iwarkii.com,,Tiktok iyo Youtube.

Inkastoo Mareegaha Net-ka ee La iska shukaansado badan yihiin hadana udub dhexaad waxa u ah,Whatspp iyo Iwarkii.com oo qofkii Namberkiisa kuu save gareysan yahay la sheekeysan karto ama aad adiga heysato Namberkiisa,islamarkaana heysto Adeeg internet.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII