Ileen Atiriishada Nayanthara Make-up La’aan Qaab Iyo Qurux Midna Maleh Iyo Atiriishooyinka Kale Make-up La’aanta Ah!!

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waa wax la isku raacay atiriishooyonka india in quruxdooda ay ka caawiso marsashada iyo isticmaalka Make-up-ka ilaa bari samaadkii ilaa fanka uu jirayba wey isticmaali jireen Make-up.

Waxaa la sheega adduunka dumarka ugu quruxoon inee yihiin atiriishooyinka India labiskooda iyo midabkooda casaanka ah laguna si daray Make-up ayaa ka saacido quruxda iyo soo jiidashada.

Hadaba maanta waxaan idiin soo bandhigeynaa atiriishooyinka koonfur India kuwooda foosha xun markee Make-up la’aan yihiin waana kuwa isugu jiraan shirkado kala duwan.

Sida Telugu, Tamil iyo Malayalam atiriishooyinkaas waxaa kamid ah Nayanthara, Kajal, Shruti Haasan iyo kuwa kale oo badan muuqaalka hoose ka daawo oo la isugu soo uruuriyay atiirishooyinkan.

[embedded content]


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII