Heerka liita ee Arsenal Waxaa ugu danbeysay 67 Sano ka hor. ( Codsiga taageerayaasha oo la aqbali karo)

maanta kooxda Manchester City ayaa ku durdurisay kooxda Arsenal iyadoo 5-0 ku xaaqday kulan ka dhacay garoonka Etihad Stadium.

Waxaa kulankii Sadexaad oo Xiriir ah Premier League ee laga badiyo kooxda sidaan oo kale waxay sameesay mudo laga joogo 67 sano.

Sanadkii 1954 ayay aheyd markii kooxda Arsenal laga badiyay saddex kulan oo horyaalka ah.

Xaalada hada ee kooxda iyo taageerayaasha Gunners ayaa keeni karta in deg deg loo buriyo Macalinka Kooxda Artena.

Codsiga taageerayaasha ayaana loo badinayaa in laga jawaabo hadii sidan wax ku socdaan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here