Hadii Calaaad ay tahay Ballon d’Or waxaa ku guuleysan doono Benzema

8 Gool iyo 7 Caawin lix kulan oo kaliya waxaa sameeyay Benzema waxana sheekada qaar kamid ah Warbaahinta Spain ku soo qaateen Ciwaanada Hore.

Warbaahinta badankooda ayaa sheegay in Benzema uu ku guuleysandoono Abaal marinta Ballon d’Or hadii ay tahay mid qaab cadaalad ah loo bixiyo.

Benzema ayaa ku jira mid kamid ah waqtigiisa ugu feecnaa waxana uu habeenka xalay gaaray 200 gool isagoo rikoorkaasi jabiyay.

Xidigan ayaa sidoo kale Sameeyay Rikooro ay heesteen Ronaldmo iyo Messi kuwaasi oo iskaga tagay horyaalka Spain.

Xidigan ayaa da’ahaan waxaa dhoor mar mugdi la galiyay mustaqbalkiisa kooxda lakin ugu danbeyn waxa uu dhawaan saxiixay heshiis cusub.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com