Hadal Yaab leh oo uu jeediyey Xasan Sheekh iyo Shirka Dhuusamareeb!!!!!

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda shir ay ka soo wada qeybgaleen dhamaan madaxda dowlada goboleedyada, laakiin ay ka maqan yihiin Gobolka Banadir oo dhawaan laga yaabo inuu noqdo Maamulgoleed,  balse aan maanta masiirkiisa ka tashan Karin iyo Madaxdii JF Somaliya oo ahayd inay iyada shirka hogaamiso.

Qof ayaa noo soo diray khudbad aan aad ula yaabnay waxa ku jira,  taas oo aad ugu beegan xaaladda shirkan iyo waxa looga hadlayo. Khudbadda waxaa jeediyey Xasan Sheekh Maxamuud waxayna ka hadleysaa xaaladda maanta iyo shirka dhuusamareeb ka socda. Ma rabno inaan qoraal dheer ka sameeyno laakiin waxaa khudbadda ku jira waxyaabo maanta macno u yeelaya shirkaas Dhuusamareeb, waana hadal aan ku qiimo yeelaneyn jaceylka ay koox u qabto Xasan sheekh iyo kuna qiima dhaceyn Naceybka ay koox u  qabto  qofka hadalka jeediyey, balse waa hadal kaligiis macno weyn sameynaya. Waxaa haboon in madaxda shirka gaar ahaan Madaxweynayaasha shirka inay dhageystaan si ay wax uga yiraahdaan waxa uu Meesha ku sheegay Madaxweynihii hore Xasan sheekh.

 

Waa kan hadalkii oo aan muqaalka marqati uga dhignay si qof waliba ay dhagaheeda ugu maqsho iyadoo indhaheeda ku arkeysa.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Hadal Yaab leh oo uu jeediyey Xasan Sheekh iyo Shirka Dhuusamareeb!!!!! appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII