Guusha Siciid Dani Gaaray Ee Gaas,Faroole & Madaxii Kale Waayeen

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxweyne Siciid Dani talaabo qaadka hanaanka Xisbiyada Puntland oo la wada ogol-yahay wuu kaga fiican yahay hirgalintooda dhammaan madaxdii Xaafiiska uga horeysay, isagoo bilo kooban gudahood ku dhiiraday dhismaha guddiga Tpec oo shaqada wada.

23 sanno, markii u horeysay Puntland ayuu Madaxweyne Dani u dhaqaajiyey mid kamid ah himilooyin lagu taamayay oo ah in Qof kasta codkiisa dhiibto, ahaydna in la qabto 3dii sanno u horeysay.

Deriskeeda (Somaliland) ayaa 12 sano gudahood ku gaaray doorasho qof iyo cod ah

Hanaanka Puntland, wali waa socod-barad aan kagudbin geedi socodka koowaad, halka ugu adag ayaana hadda loo dhaqaaqayaa.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII