Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo War Cusub Maanta Shaaciyey

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa Qoraal uu soo saaray maanta ku sheegay in dib loo bilaabayo furidda dacwadaha madaniga ah oo muddo u xayirnaa Covid-19.

Dacwadahaasi dhageysigooda iyo howlaha la xiriira ayaa Berri oo Axad ah 19 Bisha ku beegan bilaabanaya,taas oo dadka codsiyo ay soo gudbiyeen loo tix geliyey.

Waxa uu Garyaqaan Baashe Sheegay in Bad qabka Caafimaad iyadoo laga taxadarayo ay muhiim tahay in lasoo qaato Agabka Cudurka looga hortego.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII