Gud. Bangiga Dhexe oo saacado kooban Kheyre kula shiray Dh/Mareeb? Maxuu geeyay Dh/Mareeb?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan warar lagu kalson yahay oo naga soo gaaraya magalaadda Dhuusamareeb waxaa shalay diyaarad qaasa ku tagay magalaada Dhuusamareeb Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed oo ah shaqsi u adeega  danaha Xasan Kheyre.

Gudoomiyaha ayaa ku sugnaa Dhuusamareeb mudo saacado ah ka dibna waxa uu dib ugu laabtay magalaada Muqadisho. Kulankaan oo ah mid qarsoodi ah ayaa dhaliyay dareen ah in Gudoomiye C/raxmaan Maxamed uu halkaas   lacag ugu geeyay Xasan Kheyre si uu ugu qabsano dano isaga u gaar ah.

Ma aha markii u horeeeysay ee uu Kheyre fal noocaan oo kale ah uu ku dhaqmo, marka uu doonaayo in uu  kala fur-furo Xaalado isku cakiran oo danahiisa gaarka ah quseeyo, waxa uu isticmaalaa hantida umadda Soomaaliyeed,  iyada oo aanay jirin cid si tous ah ula xisaabtamayso isaga.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Gud. Bangiga Dhexe oo saacado kooban Kheyre kula shiray Dh/Mareeb? Maxuu geeyay Dh/Mareeb? appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII