Golaha Shacabka oo ansixiyay waxkabadal lagu sameeyo sharciga xisbiyada

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey wax bedelka sharciga xisbiyasada siyaasadda ee Soomaaliya.

Codeyntii dhacday waxaa ay noqotay: 137 oo ogolaatay halka 3 ay diideen, waxaana ka aamusay ilaa 2 xildhibaan oo ka tirsan golaha.

Sharcigan ayaa muhiim ah niyaamka xisbiyada badan ee dalka iyo in la gudbo nimaadka qabiliga ah ee Soomaaliya ka jiray 30kii sano ee la soo dhaafay.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Golaha Shacabka oo ansixiyay waxkabadal lagu sameeyo sharciga xisbiyada appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII